Abaabul xilka looga qaadayo Madaxweyne Xaaf oo ka socda Cadaado & Xildhibaano ku qulqulaya

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu maanta halkaasi tegay Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo la socday. Xubnaha uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa ku sugnaa Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Cadaado. Waxa kaloo magaalada Cadaado maanta … Continue reading Abaabul xilka looga qaadayo Madaxweyne Xaaf oo ka socda Cadaado & Xildhibaano ku qulqulaya